Arabic alphabet

Daarutawxiid

TAARIIKHDII

Boqashada Dadka

0014501
Visit Today : 13
Visit Yesterday : 38
This Month : 748
This Year : 748
Total Visit : 14501
Hits Today : 28
Total Hits : 275791
Who's Online : 1

Welcome To Daarutawxiid +252618704000

OGAYSIIS  OGAYSIIS OGAYSIIS

Daarutawxiid waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto Machadka waxaa dhigata arday ku kalanool sida usa, Sweden, Norway, Finland Australia i.w.m .macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco  waalidka  waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah 

Waa macalin soomaaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo

Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaliga ah.

Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin si aad

isu diiwaangeliso GUJI(RIIX)  DIIWAANGELIN

  1. Ducooyin                                          الدعاء
  2. Tarbiyada islaamka                التربية الاسلامية  
  3. Tawxiidka                                         التوحيد
  4. Xadiiska                                            الحديث
  5. Siirada rasuulka scw                  سيرة الرسول 
  6. Fiqiga                                                   الفقه
  7. Luqada carabiga                       اللغة العربية

Hoos Nagala soo xiriir

+252618704000

darutawxiid@hotmail.com

maclin.xasan

+252618704000

daarutawxiid.com

 

Riix Skype Hoose

سورة يوسف مشاري العفاسي

الرقية الشرعية